Degdeg Daawo Diyaarad Khaas ah oo soo qaaday Maydka Duqi Banaadir oo muqdisho so gaadhay

Degdeg Daawo Diyaarad Khaas ah oo sidday Maydka Duqii Gobolka Banaadir Eng Yariiso oo ku geeriyooday Dalka Qadar ayaa maanta soo caga dhigatay garoonka Aadan Cadde Mogadishu haddaba qaabki loo soo dajiyey iyo Maydkiisaba

HALKAN RIIX OO KA DAAWO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *