0
saaxilnews.net
AADAN SIIRO ayaa Madaxweyne Biixi iyo Qoyskiisa ku eedeeyay inay wadaan dhul boob
August 12, 2019 - Written by admin

Hargeysa (saaxilnews) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro) oo ka mid ah Culimada Somaliland ayaa Madaxweyne Biixi iyo Qoyskiisa ku eedeeyay inay wadaan dhul boob iyagoo adeegsanaya Awoodda Dawladda.

HALKAN HOOS KA DAAWO

COMMENTS
LINKS