0
|
|||||
saaxilnews.net
Guddiga Kooxda Villa Somaliya Maanta U Magacawday Wax Loogu Yeedhay Wadahadalada Somaliland iyo Somaliya
July 18, 2019 - Written by adminGuddiga Kooxda Villa Somaliya Maanta U Magacawday Wax Loogu Yeedhay Wadahadalada Somaliland iyo Somaliya Waa Guddi Aan Jirin Wax Xil ah Rasmi Ahna Aan U Hayn Kooxda Villa Somaliya Xubnaha Guddigan Waraabe U Taaga Ah Hadii Aan Qof Qof U Dul istaago Waxay Kala Yihiin (1) Xildhibaan C/llahi Sheekh Ismaaciil Waa Nin Biyo Maal Oo Aad U Ku Fogyahay Nacaybka Somaliland Weliba Reerka Layidhaado Reer Sheekh Isaxaaq Waa Nin Xiligii C/llahi Yusuf Ee Isagu Ahaa Wasiir Arimaha Debeda TFG Sadex Jeer Warqada Joojin ah U Qoray Maxkamadii Qaadaysay Kiiskii Cali Samater Waa Ninkii Hogaaminayey Mooshinkii DP World iyo Mooshinkii Saldhiga Berbera ka dhanka ahaa Waa Nin Dhamaan Doodihiisa Ku Weerara Somaliland Laakiin Waa Nin Aan Ka Wadli Karin Mooryaanta Hooyadii Marka Ku Dishay Dadkiisana Biyaha Webiga Shabeele Ka Iibiya (2) Janaraal C/raxmaan Guulwade Waa Ninkii Guulwadayaashii Kacaanka Haysan Jiray Ee Siyaad Bare Gabadhiisa Siiyey Kacaanimo Darteed Waa Aaminsan In Kacaan siyaad Bare Ay Macsuumiin Ahaayeen Reer Ahaana Waa Sheekhaal Hadana xil Mahayo (3) Amb Cali Fiqi Waa Safiirka Biljamka Ee Kooxda Villa Somaliya Waa Tuni Ah Reer ahaan Waa Magacyare Siyaasadeed Ah Oo Awood Kale Lahayn (4) C/raxmaan Baadiyoow Waa Askri Hore Wadaad Al Islaax Weyn Somaliland Aad u Neceb Reer Ahaan Waa Abgaal Wuxu Ku Mushahar Qaataa La Taliye Waa Qootoqooto (5) Cali Axmed jaamac Jengeli Waa Nin Somaliland Ka Ridoobay Waa Reer Ahaan Dhulbahante Reer Buuhoodle Sharci Maaha in La Hor Fadhiisto Kooxda Villa Somaliya iyaga Oo Guddugooda Dad Reer Somaliland ahi Ku Jiraan (6)Janaraal Axmed Jaamac Muuse Waa Taliyihii police Dhawr iyo sideetamaadkii Ee Kacaanka Waa Ninkii Aan Aqoon Meel Ka yimi Iyo Meel Kale Waa Xabadi keentaygii Cadmeed 1964 Weli Xamar sooma Dhaafin Waa Saacadu Kaga Fadhiisatay Xiligii Siyaad bare Waqtigii Uu Xilka Hayey Reer Somaliland Way Naanaysi Jireen Naaleeye Habacsane Reer ahaan H/jeclo Reer Ceerigaabo Ugu Dambay Waxani Guddi Wax Ka Go.aan Maaha Ee Waxaan Leeyahay Xukuumada Jamhuuriyada Somaliland Yaanay Waqti Iskaga Lumin Farmaajo Oo Sanad u Hadhay in La la hadlo Waqti kordhin Ayuu ku Rabo Ee Ayaa Loo Samayn Jaanis cusub Allah Mahad Leh Cabdiqani Maxamed COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|